Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo, iyadoo halkaasi si duiirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaa garoonka diyaaradaha...
Read more










