Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xili Shalay uu ka hadlayay munaasabad maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa waxa uu odayaasha dhaqanka ee deegaanada...
Read moreWaxaa xalay Magaalada Khartoum ee xaruunta dalka Suudaan casho sharaf loogu sameeyay Agaasimaha Guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dalka isaga iyo Agaasimaha Wakaalada Wararka ee Sonna Agaasimaha shaqaalaha...
Read moreMuqdisho, 15, 2015…..Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada Lima ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo, iyadoo halkaasi si duiirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaa garoonka diyaaradaha...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho ku magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Bay, halkaasi oo si dar dar leh ay...
Read moreWaxaa habeenimadii xalay gaaray xili saqdhaxa ah magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guuud ee wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yusuf Bahlaawi,...
Read moreR/wasaaraha dalka ayaa soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka oo muddo Sadex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasiradda arrimaha dastuurka ee xukumadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho