Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Kaxda. Xarunta cusub ee uu maanta xarigga ka jaray guddoomiye Muungaab ayaa waxaa...
Read moreSawir qaade Maxamed Cabdulaahi "Feereeysane"
Read moreShir looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa ciidammo heegan ah oo uu yeesho gobolka Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti. Kulankaan oo sanadkiiba la qabto...
Read moreWasiirka difaaca Soomaaliya Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagay degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo uu kula kulmay masuuliyiinta maamulka Jubba iyo saraakiisha ciidanka XDS...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay 61 sano guuradii ka soo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed. Ra’iisul...
Read moreMadaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aaddan maalinta calanka Soomaaliya , ayadoo loo dabaal degayo sanad guuradii 61aad ee sameynta Calamka. "Halkaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho