Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qayb galaysa Kuwait “Sawirro”
Wafdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta gaaray Dalka Kuwait halkaas oo ay uga qaybgali doonaan shirka kala fadhiga 62aad ee Ururka Caafimaadka Adduunka...
Read more











