Gudoomiyaha gobolka Baay oo xarigga ka jaray waddo cusub oo laga hirgeliyay Baydhabo
Gudoomiyaha G/Baay ayaa maanta xarigga ka jaray waddo cusub oo loo dhisayo mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo taa oo ay dhisanayaan Bulshada Xaafadaasi oo is abaabushay. Xilli magaalada...
Read more











