Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay uu maamulka Galmudug ku howlanaa wax ka qabashada falalka amaan darada iyo jidgooyooyinka sharci darada ah ee ay maleeshiyaadka hubeysani dhiganayeen wadada isku xirta magaalooyinka Galkacyo iyo Galinsoor ayaa...
Read moreGuddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan qado ah kula qaatay qaar ka mid ah odayaasha...
Read moreUrurka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta deeq raashiin ah u qeybiyay dad danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho. Qoysaskaan ka fa’iideystay deeqdaan oo isugu jirtay dhar, saliid iyo salliyo...
Read moreWasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo diblomaasiyiin ayaa maanta ka qeybgalay kulan dib loogu eegayo sharciga shaqaalaha ajnabiga ee dowladda Soomaaliya kaas oo dhowaan ay meelmariyeen golaha shacabka Soomaaliyeed Kulankaan...
Read moreKu dhawaad 100 dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Beledweyn ayaa loo furay siminaar ay ku baranayaan qaabka looga faa’ ideeysto tamarta cadceedda ee soolarka loo yaqaano, siminaarkan ayaa waxaa iska...
Read moreKulankaan oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee Ahlu Sunna waljamaaca waxaana kala qayb galay wasiirka wasaarada Diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka ah iyo wasiirka wasaarada...
Read moreMunaasabadan lagu maamusyau sanad guuradii 1-aad ee ka soo wareegtay markii maxkamada racfaanka ee ciidamada qalabka sida laga furay gobalka shabeellaha dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta...
Read moreMadaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay tababar ugu furay xerada Abqaale oo ku taala Degmada Xarfo Ciidan Booliis ah oo laga kala keenay Gobalada...
Read moreDadkii horey ugu barakacay magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa guryahoodii magaaladaasi ku noqonaya kuwaa oo markii hore ka cararay dagaalo ku dhex maray halkaasi Kooxda Sufa iyo Ciidamada Maamulka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho