Qorshe dib loogu Furayo Degmada waajid iyo Baydhabo oo Socota
Maamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa shaaciyay in dib loo furayo Waddada Xiriirisa degmadaas iyo Magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay. Guddoomiye kuxigeenka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Caddow Cabdiraxmaan Jugle...
Read more








