Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in hoos loo dhigay qiimaha lagu goosto ruqasadaha ganacsiga ee waddanka. Wasiirka Wasaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdi Rixmaan...
Read moreMaamul goboleedka Galmudug ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaddib dagaal shalay iyo maanta halkaasi ku dhexmaray ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusuna....
Read moreWasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ku boorriyay dhinacyada ku dagaalamaya degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud iney joojiyan dagaalka islamarkaana ay wadahadal ku dhameeyaan...
Read moreTaliska Ciidanka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyay 56 gaadiid oo ay isticmaalaan ciidamada, kaasi oo ay ugu deeqday dowladda Jabaan.. Munaasabad kooban oo gaadiidka lagu guddoonsiinayay taliska ciidanka booliska ayaa...
Read moreIn ka badan 50 mudane oo ka tirsana xildhibaannadii dhawaan mowshinka ka keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta caddeeyay iney wadahadal u bedelayaan mowshinkaasi. Xildhibaanadan...
Read moreBaarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, kaddib markii dib u eegis lagu sameeyay. Kulan ay mudanayaasha baarlamanku maanta ku yeesheen xaruntooda golaha shacabka ayeey ku ansixiyeen...
Read moreWasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in hoos loo dhigay qiimaha lagu goosto ruqasadaha ganacsiga ee waddanka. Wasiirka Wasaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdi Rixmaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho