100 Arday Oo Maanta Ka Qalinjabisay Kuliyadda Shareecada Islaamka Jamacaada Bariga Afrika Faraca Goldogob
Xaflada oo ay ku qalinjabiyeen arday gaaraysa ilaa 100 ardayd oo ka baxday kuliyada shareecada islaamka ee Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay mas,uuliyiinta jaamacada...
Read more










