Maamulka gobalka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta degmada Heliwaa kala hadlay horumarinta adegyada bulshada ee degadaasi. Kulanka waxaa shir gudoominaye gudoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda ee maamulka gobalka Maxamed Axmed Diiriye iyadoo...
Read moreAkhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga ah waxaa baarlamaanka kusoo celiyey Guddiga Adeegga bulshada ee Baarlamaanka waxaana guddoomiyaha guddigaasi Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle oo furitaankii kulanka ka hadlay...
Read moreMas’uuliyiinta maamulka gobolka banadir Waxgarad iyo Qaybaha bulshada ayaa maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay Muhiimadda Isdhaxgalka bulshada Taas oo ka dhacday Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banadir. Guddoomiye...
Read moreWafdi ballaaran oo uu horkacayo wasiirka maaliyada maamul goboleedka K.Galbeed ee soomaaliya mudane Sh Xasan Lubuur oo ay wehliyeen Masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada xuddur, saraakiisha ciidamada xooga dalka soomaaliyeed,...
Read moreCaruurtii dhawaan marwada madaxweynaha jamhuuriyadda ay ku xaraysay xarun lagu xanaaneeyo oo ku taalla Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir ayaa maanta la gaarsiiyay Raashin kala duwan waxaana Raashinkan ku deeqday Hay’ad...
Read moreMas’uuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya yaa ku baaqay in la xoojiyo Horumarka Afka Hooyo ee Soomaaliga ayagoo xusay in ay jiraan waxyaabo badan oo hoos u dhac ku keney afka Soomaaliga....
Read moreMaamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka Bixyay howlgallada Shabaab looga saarayo gobolka isagoo uga mahad celiyay guddoomiyaha gobolka ciidamada qalabka sida ee Soomalaiya sida ay uga hortagayaan qataraha...
Read moreCiidamada qalabka sida ee Soomaaliya ee kusugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku Guuleystay in kooxda Shabaab ay ka saaraan deegaanno katirsan Gobolkaasi. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Maxmed Yuusuf Cismaan ayaa Radio Muqdisho...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho