Dowladda Federaalka oo dalbatay in la joojiyo dagaalka Cabuudwaaq
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ku boorriyay dhinacyada ku dagaalamaya degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud iney joojiyan dagaalka islamarkaana ay wadahadal ku dhameeyaan...
Read more











