Inta badan mudanayaashii mowshinka ka keenay madaxweynaha oo qaatay wadahadal “Sawirro”
In ka badan 50 mudane oo ka tirsana xildhibaannadii dhawaan mowshinka ka keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta caddeeyay iney wadahadal u bedelayaan mowshinkaasi. Xildhibaanadan...
Read more











