Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kormeeray isbitalka guud ee Beledweyne
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka guud ee Beledweyn, isagoo u kuurgalay sida ay u socdaan howlaha shaqo ee isbitaalka u hayo bulshada ku nool gobolka...
Read more











