Wafdigan uu hogaaminayay madaxwayanaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay qayb ka ahaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug iyo mas'uuliyiin kale oo maanta gaaray deegaanka Galinsoor ee gobolka...
Read moreDegmadda Baardheere ee gobolka gedo oo dhawaan ciidamada xooga dalka soomaaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta midowga afrika ee Amisom ay ka saareeen maleeshiyaadka al Shabaab ayaa waxaa maanta halkaasi gaaray...
Read moreMuqdisho, Khamiis, August 20.2015----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyadoo kulankan looga hadlay qodobo...
Read morekulan maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada Ummada ee magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumada Soomaaliya,wasiir ku xigeenka iyo wasiiru dowlaha...
Read moreMadaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta booqday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Bulshada ku dhaqan deegaankaasi ayaa si diirran u soo dhaweeyay...
Read moreMaxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka XDS, kaasoo hore u dilay askari ka tirsanaa ciidanka XDS....
Read moreHanjabaado iyo iskuday xarig oo Maamulka Gobolka Bari Kula Kaco Saxafiyiinta. Saxafiiyiinta iyo Xarumaha warbaahinta ee ka howgala magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa cabasho xooggan ka muujiyay handaado,...
Read moreWasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa faah faahin ka bixisay heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay la soo gashay madaxda dalka Masar. Marwo Qadro Bashiir Cali wasiirka waxbarashada iyo tacliinta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho