Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta u fariisanaya ka doodista Hindise Sharciyeed shaqaala Ajaanibta Ah Kaasi oo Qeexaya Fursadaha Ubanaan Muwaadiniinta Iyo Dadka ajaanibta ah. Xildhibaan Max’med Cumar Maxamuud hab-dhowraha Baarlamaanka...
Read moreMogadishu, 29 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
Read moreDooni ay ka buuxeen dad muhaajiriin ah oo ka tagtay xeebaha Libya kuna socotay Talyaaniga ayaa quustay. Mas’uuliyiinta waxa ay ka cabsanayaan in qiyaastii 200 oo qof ay geeriryoodeen inkasta...
Read moreM.weynaha Dowlad Gobaleedka Gal Mudug C.kariim Xuseen Guuleed ayaa Goordhaw Madaxtooyada Maamulkaasi Galmudug Uga Dhawaaqay Golaha Cusub ee Wasiirada Ee Maamulkaasi. Golaha Wasiirada Ee uu Soo Dhisay Mudane C.kariim Guuleed...
Read moreWaxaa maanta lasoo gaba gabeeyay Carwaada Caalamiga ah ee Buugaagta Muqdisho oo Caasimada dalka ka socotay labadii maalin ee lasoo dhaafay waxaana ka qeybgalay xafalada lagusoo xirayay Bandhiga Buugaagta Wasiirka...
Read moreGuddoomiyaha Degmada C/casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali ayaa maanta ku wareejiyay laba neef oo ari ah oo loogu talo galay caruurta danyarta iyo kuwa darbi jiifka ah ee ku jira xarunta lagu...
Read moreKulankan lagaga arrinsanayey dhamaystirka mashruuca waddada halbowlaha ah ee magaalada Buuhoodle oo ay soo qaban qaabisay hay'adda DDG ayaa ka dhacay Hotel Abdi Guray Plaza ee magaalada Buuhoodle. Waxaa kulankan...
Read moreWaxaa habeenkii isniinta lasoo dhaafey oo ku beegnayd 24-ka August doorasho si heer sare loo soo agaasimay ka dhacday magaalada Kuala Lumpur ee caasimada dalka Malaysia oo lagu soo dooranayay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho