Garoon diyaaradeed oo laga hirgeliyay degmada Bardaale
Mas’uuliyiin ka socotay Maamulka Kooafur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Munaasabaddii xariga looga jarayay garoonka diyaaradaha ee...
Read more










