Madaxda ciidamada xoogga dalka ee gobolka Bakool ayaa sheegay in howlgallada ciidamada qalabka sida ay si xowli ah uga socdaan gobollada dalka. labo xidigle Cabdiladiif Maxamed Bootaan oo katirsan saraakiisha...
Read moreMadaxweyne kuxigeenka mamaulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixyaay qasaarihii ka dhashay qarixii ka dhacay magaalada Kismaayo oo kordhey iyo su’aalo ay ciidamada amaanku waydiinayaan dad loo soo qab qabtay...
Read moreKooxda Argagixisada ah ee shabaab ayaa Wiil Arday ahaa ku dilay saakay Degmada Hodan ee Gobolka Banaaadir. Macadda sababaha ardaygaas ay u dileen balse dadka shacabka ah ayaa sheegay in...
Read moreWasaarda Amniga gudah xukumadda soomaaliya ayaa faah faahin kabixiyay xaaladaha dadkii ku dhaawacmay qarixii ka dhacay isgoyska Jubba ayadoo ay balanqaaday wasaaradda in qofkii gudah awax looga qaban wayo loo...
Read moreOrodyahan Mo Faarax oo Heysta dhalashada Britishka, Isal marahaana Isal ahaantiisu ka soo jeeddo Soomaaliya oo ka qeybgalaya Tartanka Oradka Cayaaraha Addunka 10,000m ee ka socda magaalada Beijin Ee Dalka...
Read moreHay’ada Wadahadalka bulshada ee CCD ayaa maanta dhar u qeybisay Carruur horay darbijiif u ahaa oo hada lagu xanaaneeyo waxna lagu baro xarun ay dhawaan Marwada Madaxweynaha dalka Zahra Cumar...
Read moreXukuumadda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii argagixisonimo ee saaka ka dhacay magaalada Kismayo, kaas oo ay ku dhinteen askar iyo dad rayid ah. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo...
Read moreMogadishu, 22 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho