Carruurtii Dhawaan lagu Xareeyay xarun lagu Xanaaneeyo oo deeq dhar ah loo qaybiyay
Caruurtii dhawaan marwada madaxweynaha jamhuuriyadda ay ku xaraysay xarun lagu xanaaneeyo oo ku taalla Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir ayaa maanta la gaarsiiyay Raashin kala duwan waxaana Raashinkan ku deeqday Hay’ad...
Read more











