Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qubuuraha Langata ee magaalada Nairobi marxuun Cismaan Cilmi Cadaawe oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo si wayn looga qayanay gayiga Soomaaliyeed, waxaana marxuunka aaskiisa...
Read moreMunaasabad loogu magacdaray soo nooleynta dhaqanka, hiddaha, farshaxanka iyo isdhexgalka bulshada ayna soo qaban qaabisaty wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalkiisa ayaa markii labaad maanta lagu qabtay xarunta degmada Boondheere ee...
Read moreMuqdisho: Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo usbuucan bilowgiisii shaacisay in bandhigyo tayo dhawr ah loo qaban doono ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Cumaan, Imaaraatka Carabta, Shiinaha,...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka, oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu saxiixayay daryeelka caruurta SDoomaaliyeed ee agoonta ah iyo kuwa dib jirka ah. Kulanka oo...
Read moreMaamulka gobalka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta degmada Heliwaa kala hadlay horumarinta adegyada bulshada ee degadaasi. Kulanka waxaa shir gudoominaye gudoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda ee maamulka gobalka Maxamed Axmed Diiriye iyadoo...
Read moreAkhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga ah waxaa baarlamaanka kusoo celiyey Guddiga Adeegga bulshada ee Baarlamaanka waxaana guddoomiyaha guddigaasi Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle oo furitaankii kulanka ka hadlay...
Read moreMas’uuliyiinta maamulka gobolka banadir Waxgarad iyo Qaybaha bulshada ayaa maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay Muhiimadda Isdhaxgalka bulshada Taas oo ka dhacday Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banadir. Guddoomiye...
Read moreWafdi ballaaran oo uu horkacayo wasiirka maaliyada maamul goboleedka K.Galbeed ee soomaaliya mudane Sh Xasan Lubuur oo ay wehliyeen Masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada xuddur, saraakiisha ciidamada xooga dalka soomaaliyeed,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho