Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feeraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa kulamo kala duwan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida, kuwa AMISOM. waxgaradka iyo...
Read moreMuqdisho, August 26.2015------Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga, Waxbarashada, Qorshaynta, Diinta iyo Awqaafta, Warfaafinta iyo Deegaanka ayaa maanta kulan...
Read moreGuddoomiyaha golaha sare ee Jaamacadda SIMAD Dr. Cabdiraxmaan Al-Muxeylaan, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay kuliyadda Injineeriyadda oo lagu soo kordhinayo Jaamacadda, tallaabadan ayaa qeyb ka...
Read moreCiidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Jeneral Axmed Xasan Maalin Taliyaha hogaanka howlgallada...
Read moreMaamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa shaaciyay in dib loo furayo Waddada Xiriirisa degmadaas iyo Magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay. Guddoomiye kuxigeenka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Caddow Cabdiraxmaan Jugle...
Read moreBani’aadmiga dunida ku wada nool, Ilaahey ayaa wada uumay, waxa ay isugu jiraan Muslimiin iyo Gaalo. Diinta Islaamku waxa ay u timid in ay dadka ku hagto jidka toosan ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho