Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo maanta furay dib u dhiska masjidka Arbaco-rukun
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdulqaadir Sh. Cali Ibraahim (Baqdaadi) ayaa maanta furay dib u dhiska Masjidka Arbaca Rukun oo dhisan in ka badan 8 Qarni, masjidkaasi oo uu soo gaaray...
Read more











