Sidee Loo wajahayaa Dhismaha Maamulka loo dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe+Dhagayso
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe mudane Cabdi jiinow Calasow oo waraysi dhinacyo badan Taabanaya siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Arrimaha Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,...
Read more










