Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo casho sharaf u sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka casho sharafta ah...
Read more











