Qaxooti Dowladda ka Codsanaya in la Caawiyo+Dhageyso
Qaar kamid ah qoysaskii ka soo cararay Dagaallada ka soconaya dalka Yaman ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in Gargaar deg deg ah la soo gaarsiyo. Rag iyo...
Read moreQaar kamid ah qoysaskii ka soo cararay Dagaallada ka soconaya dalka Yaman ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in Gargaar deg deg ah la soo gaarsiyo. Rag iyo...
Read moreQaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Tababar dhanka Caafimaadka ah u furay Urur Maxalli ah oo ka Shaqeeya Arrimaha Bulshada. Dhallinyarada ayaa la Baridoonaa Qaabka ugu wanaagsan...
Read moreKooxda Al-Shabaab ee argagixisada ah, waxay mar kale fulisay weerarradii ay ku bartilmaameedsan jirtay goobaha ay ku badan yihiin dadka rayidka ah, waxay qarxiyeen Hoteel Jazeera oo ay ku dhintaa...
Read moreGuddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cismaan Maxamed Caddaawe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa, wixi ka dambeeyay markii loo magacaabay guddoomiyaha degmadaasi. Wuxuu ka waramay arrimaha, amniga, dib...
Read moreUrurka Suxufiyiinta Gobollada dhexe ee Dalka Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay Xarigga ay Culimada Ahlusunna ugu geysteen Magaalada Dhuusamareeb Shan ka mid ah Saxafiyiinta ka howl galaysay Magaalada Dhuusamareeb...
Read moreGuddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Ururada haweenka 17’ka degmo ee Gobalka. Kulanka ayaa...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta golaha shacabka waxa ay uga hadli doonaa Ajandayaasha kala ah akhrinta Hindise sharciyeedka Isgarsiinta oo ay horay loogu qaybiyay Munayaasha Baarlamaanka iyo...
Read moreTaliyaha ciidanka xoooga dalka ee gobolka Bakool Kornayl Cabdiraxmaan Maxamed Tima Cadde oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in afar ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidamada xoogga...
Read moreJaamacada Jamhuuriya ayaa ku guuleysatay Koobka Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliyeed kadib kulankii kama dambeysta ah ee ay la cayaareen Jaamacadda Al-Imra. Cayaarta waxa ay ku dhamaatay 1-0 oo ay guushu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho