Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guusha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku qabsadeen degmada Baardheere...
Read moreXafladda caleemasaarka madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta ka socota magaalada Cadaado, waxaana goob jog ka ah madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka. Xafladda oo si heer sare ah...
Read moreGuddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo hadal ka jeediyay Furitaanka Xafladda Caleemasaarka M.weynaha Galmudug C.kariim Xuseyn Guuleed ayaa sheegay in M.weynaha Maamulkooda ay ka gacan siinayaan wadahadal ay la...
Read moreMuqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud , halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha...
Read moreDhamaan ardayda iyo waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal ifaya, kana soo baxay Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda City oo aad uga barateen waxbarasho tayeeysan...
Read moreAmarkan ka soo baxay maamulka magaalada baladweyne eek u aadan mamnuucista gaadiidka miraayadaha beensalka leh ee dhexmara magaalada ayaa looga gol leyahay sidii loo adkeyn lahaa maanaka magalada Baldweyne loogana hortago suuro galnimada...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada ka socda...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Cadaado, si uu uga qeeybgalo xafladda...
Read moreMaamulayaasha duulimaadyada rayidka ee Kenya ayaa sheegay in hawada la xirayo muddo 50-daqiiqo maalinta jimcaha marka uu ka soo degayo garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port, sidoo kale maalinta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho