Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha golaha ammaanka ee Q/midoobay ayay diirada ku saareen arrimaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana arrimaha howlgalka xafiiska Q/midoobay ee (UNSOM), waxaana kulankan Soomaaliya uga qeybgalay xubno...
Read moreWARKA HABEEN TABIYE MOWLIID FARSAMADI HONEST 29.7.2015
Read moreDood cilimyeedkan maanta lasoo gabagabeeyay oo ujeedkiisa wuxuu ahaa Awoodsiinta Haweenka ee dhinacyada siyaasada dhaqaalaha iyo arimaha bulshada ayna soo qabanqaabsiay Hay’ada CED ayaa waxaa loo qabtay 100-Haween ah oo...
Read moreGudoomiye ku xigeenka degmada Waajid Caddow C/raxmaan Jugle ayaa Radio Muqdisho u sheegay sheegay in maamul loo sameeyay tuulada Buurdhuxunle oo ka tirsan degmada Waajid ee gobolka Bakool isla markaana...
Read moreMuqdisho, 7/29/2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa khudbad ka jeediyey shirka heer wasiir ee Madasha Waddamada iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh Soomaaliya oo maanta ka...
Read moreHaddaba GujiLinkigahoosesiaad u aqrisatomacluumaaddheeri ah ookuaadannuucashaqada,tiradadadka la raboiyosharuudahalagaraboqofkadoonaya in uusoodalbadofursadahaanshaqoeehad aka banaanwasaaradaCadaaladda. LEGAL AID AND LEGAL AWARENESS COORDINATOR (1 POSITION) SENIOR LEGAL DRAFTERS (2 POSITIONS)
Read moreKormeerka madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ku wehlinayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug, Taliyaal ciidan iyo gudoomiyaha degmada Cadaado, Meelihii ay kormeereen ayaa waxaa ka mid...
Read moreUrurka Dhagoolayaasha Qaranka Soomaaliye ee marka la soo gaabiyo lo yaqaano SONAD ayaa ka qayb galay shirkii golaha guud ee urur waynaha Dhagoolada Caalamka World Federation of the Deaf (WFD)...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirka wadamada iyo hay’adaha iskaashiga la leh Soomaaliya, iyadoo uu wadajir ula gudoominyay wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya Necholas...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho