Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigtay hindishe sharciyeed ka hortaga xadgudubyada Jinsiga. Shirkani oo ay kasoo qeyb gashay wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka iyo horumarinta xaquuqal aadanaha...
Read moreCiidanka NISA ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno dhaca duleedka magaaladda Muqdisho ku soo qabqabtay rag la rumeysanyahay ineey ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Shabaab. Howlgalkan oo uu horkacayay taliyaha hey’adda nabadsugidda...
Read moreMunaasabad lagu taageerayay dhismaha maamul goboleedka Galmudug ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, taasoo uu ka qeybgalay madaxweynaha maamulkaasi. Munasabada lagusoo dhaweynayay maamulka Galmudug ayaa waxaa qaban qabiyaay ururka dhalinyarada...
Read moreMuqdisho, 30 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuriyadda Kenya u fadhin doona Soomaaliya,...
Read moreTaliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay taliyaha booliska Minisote John Herigton iyo saraakiil ka socotay...
Read moreHowlgal ay ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmooyinka Xudur iyo Tiyeegloow oo ka wada tirsan gobolka Bakool ayaa ciidamadu ku dileen tiro...
Read moreShirka looga hadlayo dib u eegista Barnaamijka Hiigsiga cusub ee sanadka 2016 ayaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo, islamarkaana laga soo saaro warmurtiyeed. Shirka oo shalay ka furmay...
Read moreKulankani oo looga hadlayay arimo ay ka mid yihiin horumarinta haweenka sida dowrka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hogaanka dalka iyo xuquuqda aadanaha ayaa lagu soo geba gebeyeey magaalada Muqdisho, kaasi...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho