Sunday, December 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka Minisote

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka  Minisote
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay taliyaha booliska Minisote John Herigton iyo saraakiil ka socotay hay’ada Ban garaafti  ee fadhigeedu yahay Mareykanka taas oo tababar siisa ciidamada dambi barista ee “CID-da”.

Taliyaha booliska Soomaaliyeed iyo saraakisha uu la kulmay kala hadlay sidii loo wanaajin lahaa xariirka u dhaxeeya Booliska Soomaliya iyo kuwa Minisote iyo kordhinta  tababarrada ku aaddan qaabka ay u kasban karaan shacabka.

Related posts

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025

Markii uu kulankaasi soo dhamaaday ayaa taliyaha booliska Soomaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan “Xaamud” ayaa sheegay inay wadaan dadaallo badan oo lagu dhisayo booliska.

“dadaallo badan ayey wadaan ciidamada booliska Somaaliyeed sidaa la socotaan oo ah inaan xooga saarno tababarida waayo baniaadamka waa tababar xitaa haduu shaqeynaayo marka taas ayaa naga go’an aniga iyo saraakiisheyda inaan tababarka culeys badan saarno oo aan tababareyno dad cusub ama cid kasta ama saarkiiisha oo dhan waxa lagu noolyahay aduunka waa tababar meel fiican ayayna noo mareysaa waxaa kaloo qodobada iigu muhiimsna aniga intaan meesha jooga ay tahay inaan boliska somaaliyeed aan u sameeyo xiriir saaxiibtinimo oo qotadheer taas ayayna kamid tahay booqashada uu maanta ninkaan nogu yimid anagana haduu alle idmo waan booqan doonaa marka kuwa oo kale oo xiga oo taliyaal aniga dhigeyga ah inaa booqdo ayaa dhici karta”

Taliyaha boliska Minisote John Herigton ayaa isna sheegay in ujeedada uu u yimid Muqdisho ay tahay qaabkii uu ugu faa iidayn lahaa  ciidamada boliska Soomaaliyeed.

“Waxaan ku faraxsanahay in aan maanta halkaan joogo aniga oo marti u ah booliska soomaaliyeed iyo ha ada baan garaaf taas oo booliska kala shaqaysa tababarada iyo sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadka joryaala eek u aadan u shaqaynta shacabka soomaaliyeed” ayuu yiri John Herigton

John Herigton  oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Miniyaabulis bulshada labaad ee ku nool waa soomaali oo ah muwaadiniin American ah ani ahaan soomaalida halkaas joogta waxan ka bartay qibrado badan oo quseeya dhaqanka soomaaliyeed .

Waxan ku  rajaweynahay in qibradayda ciidan ee 37 sano ee aan ku dhex jiray booliska in aan wax badan ku soo kordhin doono wada shaqaynta booliska iyo shacabka ka dhexeysa “

Previous Post

Ciidanka XDS oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kuwo kalena nolosha ku qabtay.

Next Post

Madaxweynaha: ‘’ Siyaasadda Soomaaliya waxay ku dhisan tahay inay iskaashi iyo xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska’’+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha: ‘’ Siyaasadda Soomaaliya waxay ku dhisan tahay inay iskaashi iyo xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska’’+Sawirro

Madaxweynaha: ‘’ Siyaasadda Soomaaliya waxay ku dhisan tahay inay iskaashi iyo xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska’’+Sawirro

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala,...

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah,...

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
0

Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In