Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo halkaasi kula kulmi doona madaxda Maamulka KMG Jubbaland. Madaxda Maamulka...
Read moreWasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay faa’iidada uu Amni ahaan dalka u leeyahay sharciga la Dagaallanka Argagixisada oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Amniga isla markaana la Horgeeyay Baarlamaanka...
Read moreMadaxweeynaha dalka Mareeykanka Baraka Obama oo boqasho ku jooga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyay dhibaatada kooxaha argagixisada ah ay ku hayaan ummadda ku dhaqan Bariga Afrika Obama waxaa kale...
Read moreKulan dhex maray wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Mr Mevlüt Çavuşoğlu iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane danjire Maxamed Mursal Sheekh Abdiraxmaan . Kulankaa oo ku saab sanaay sagootin...
Read moreMogadishu, 25 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaan Maanta Shir Guddoomiyey Kulankiii Maamulka Gobolka Banaadir kaas Looga Hadlayey shan Ajando oo Kala duwan waxaana ka...
Read moreTaliska Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ayaa faahfaahin ka bixiyay baaritaano lagu helay waxyaabaha Qarxa oo ay ka sameeyeen Degmada Diinsoor ee gobolka Bay, halkaasi oo ay shalay la...
Read moreXildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda Maanta uga hadli doona Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka la Dagaallanka Argagixisada iyadoo Baarlamaanka uu hor imaandoono Wasiirka Amniga si uu u Aqriyo Guulaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho