Wufuud ka qeybgaleysa caleemasaarka madaxweynaha Galmudug oo gaartay Gadaado “Sawirro”
Xilli maalinta Barri ah ay dhacayso munaasabadda lagu caleemo saarayo madaxda dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa magaalada Cadaado gaaray wufuud kala duwan oo munaasabadaas ka qaybgalaysa. Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali...
Read more










