Tobanka Dambe ee Ramadaan iyo Leylatul Qadarka Dhageyso
Waxaa la gelay tobankii ugu dambeeyay ee Ramadaan, oo uu nabigu sheegay in ay tahay tobankii dad badan naarta laga xureynayay. Tobanka dambe ee Ramadaan, waxaa ku jirta habeenka...
Read moreWaxaa la gelay tobankii ugu dambeeyay ee Ramadaan, oo uu nabigu sheegay in ay tahay tobankii dad badan naarta laga xureynayay. Tobanka dambe ee Ramadaan, waxaa ku jirta habeenka...
Read moreKulankaan oo Guddiga difaaca barlamaanka Federaalka ay ugu yereen Wasiirka gashan dhiga Mudane Cabdulqaadir Sh,Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xooga Gen Daahir Aden Cilmi indha Qarshe si su’allo looga waydiiyo...
Read moreMunaasabadan lagu daah furayaay tartankan qur,aan aqriska ah oo u dhexeeya araday laga soo kala xulay dugsiyada qur,aan oo kuyaala magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay magaaladatan buuhoodle taasi oo ay...
Read moreKulankaan oo ay soo qaban qaabisay Hay,ada Haweenka ee Cogwo ayaa waxaa lagu qabtay magalaada Muqdisho waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka kala tirsan ururada bulshada rayidka ah iyo sidoo...
Read moreHowl galadan ay sameeyeen ciidamada amaanka waqooyiga magaalada gaalkacyo ayaa waxaa lagu qab qabtay dhalinyaro Gaaraysa ilaa 150 kuwaasi oo lala xiriirinayo falal isugu jira burcadnimo iyo qalqal dhinaca amaanka...
Read moreMunaasabad lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, xubno ka socdey ururka haweenka Qaranka...
Read moreKulan looga hadlayey Xad-gudubka ay Kenya ku sameyneyso badda Soomaaliya oo ay isugu yimaadeen guddiyada joogtada ah ee Barlamaanka, wasiirro iyo khubarro dhanka badda ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan...
Read moreWasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Sahro Maxamed Cali Samar oo uu wehliyay Danjiraha dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubbad Rooble ayaa maanta booqday...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho