Faah faahin ka soo baxaysa qaraxii maanta
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana wararka hadda soo baxay ay sheegayaan in ciidamada amanku ay fashiliyeen qaraxaas oo hadii...
Read moreWarar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana wararka hadda soo baxay ay sheegayaan in ciidamada amanku ay fashiliyeen qaraxaas oo hadii...
Read moreWaa qayb ka mid ah deeqo raashin iyo lacag isugu jira oo inta lagu jiro bisha Ramadaan ay Shirkada HORMUUD ugu talo gashay in ay ku caawiso dadka bukaanada ah...
Read moreWar hadda naga soo gaaray degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ku waramayaa in qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay agagaar tarabuunka halkaas oo uu ku qarxay...
Read moreUrur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay dib u fasixiddii ay Kenya dib u fasaxday Xawaaladaha Soomaalida ee dalkeeda ka howl-gala, kuwaasoo ay xayiraad saartay bishii Abriil kaddib weerarkii Jaamacadda Gaarisa. Xoghayaha...
Read moreXildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo gaareysa 1000$ ku wareejiyey Abwaan Soomaaliyeed oo mudo ku xanuun sanaya magaalada Cadaado....
Read moreShaqo banaan I. Gogoldhig Sargaalka warbaahinta iyo wartabintu wuxuu masuul kayahay maaraynta xidhiidhka gudaha iyo midka dibada ee baarlamaanka iyo Warbaahinta dawlada ama mida gaarka loo leeyahay, danwadaagta (partners) iyo...
Read moreMunaasabad lagu daah furayay Dugsi wax lagu bari doono haweenka Maxaabiista ah ayaa shalay lagu qabtay xarunta xabsiga Dhexe, iyadoo Dugsigan ay hirgelisay Hey’adda Wacyi gelinta Bulshada ee CCA. Furitaanka...
Read moreShekh Cali Maxamuud Xasan ( Sheikh Cali Wajiiz oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa ugu baaqay maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ah in ay dagaalka joojiyaan, ayna...
Read moreQaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay dhaarintii Baaralamka maamulka Galmudug oo shalay ka dhacday magaalada Cadaado. War Qoraal ah oo uu soo saaray wakiilka xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay Nicholas Kay...
Read moreFursadaha Shaqada ee ka banaan Guddiga qaranka ee shqaalaha rayidka halkaan dhag sii. 20150616-NATIONAL CIVIL SERVICE COMMISSION fursadaha shaqo ee ka banana Xafiiska R/wasaaraha halkaan Dhag sii. 20150616-OFFICE...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho