Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aamiyaan xilliga loo coddeynayo guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud...
Read moreSaacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenka koowaad ee Madaxweynaha, iyadoo ay u tartamayaan musharrixiin aad u...
Read moreRa’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru...
Read moreBarnaamijka kulanka todabaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa looga hadlay dhismaha maamulka Galmudug, doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, fursadaha uu heysto maamulkaasi iyo...
Read moreMarkab uu leeyahay ganacsade Soomaaliyeed oo dad Soomaali ah ka soo qaaday dalka Yemen ayaa soo gaaray dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Markabkan oo siday 3500 oo ah qaxooti...
Read moreMagaalada Cadaado waxaa ka socda ololihii ugu dambeeyay ee musharaxiinta xilka madaxtinimada maamulka Galnudug ay cod uga raasanayaan xildhibaannada baarlamanka maamulkaasi. Iyadoo shalay baarlmanka maamulkaasi uu dhageystay khudbadaha Lixda musharax...
Read moreXili dhawaan shacabka ku dhaqan Xaafada ay soomalidu degto ee islii ay isugu soo baxeen dibad bax ay kaga cabanayeen nadafad darro baahsan oo ka jirta degmada KamuKunji,dhaliilana ay u...
Read moreR/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiirka haweenka iyo xuquuqul Insaanka iyo danjirayaasha qaar ka mid ah wadamada caalamka u fadhiya Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu dabaaldegayay maalinta ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho