Diinteenna Islaamku waxa ay nagu boorrisay in ay u baarri noqonno una Ixsaan falno labadeenna waalid, waxay sidoo kale maqaam weyn dejisay culimada diinta oo ah kuwii dhaxlay anbiyada, kuwaas...
Read moreWasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa bulsahda u soo bandigtay fursado shaqo oo ka banaan, kuwaasi oo ciddii ku guuleysata ay heli doonto boosaska ay Wasaaraddu soo...
Read moreGuddiga furlinta Soonka shanaad ee Gos ayaa kulan ay uga doodayaan dastuur uu yeelanayo Soonka ka ku yeeshay magaalada muqdisho, waxaana ka soo qayb galay madaxa arimaha gobolada ee Gos...
Read moreMunaasabadan oo lagu maamusaayey dabaal dega todobaadka dhaqanka iyo farshaxanka qayb ka ah Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho. Dabaaldegaan ayaa lagu soo bandhigay guud ahaan Agabka...
Read moreWasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen {Odawaa} oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Galgaduud oo galabta gaaray magaalada Dhuusa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Johannesburg ku shir guddoomiyay kulan uu isugu yeeray hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya ee ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho