Markab siday in ka badan 3500 oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo soo gaaray Boosaaso
Markab uu leeyahay ganacsade Soomaaliyeed oo dad Soomaali ah ka soo qaaday dalka Yemen ayaa soo gaaray dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Markabkan oo siday 3500 oo ah qaxooti...
Read more










