Guddoomiyaha Hodan “Dadka ku dhaqan Degmada oo isku duuban waxa ay dib u dhisi doonaan goobihii ay argagixisadu burburisay.”
Guddoomiyeha Degmada Hodan Mudane Abdihakiin Cabdirixman Ciiise (Dhagajuun) ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiidday weerarkii bahalnimada ahaa ee argagixisada Alshabaab ay ku beegsadeen Degmada. Guddoomiyaha ayaa...
Read more