Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendarshe ee gobolka Shabeellaha hoose waxey ku soo qabteen gaari Saaruf ah oo maleeshiyada Al-shabaab...
Read moreMaalinta Caalamiga ah ee Samafalka awgeed, Dowladda Federaalka Soomaaliyaiyo Qaramada Midoobay waxay ku baaqayaan in laga qayb qaato bedqabka shaqaalaha gargaarka ee ku howlan badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan. “Sannadkan,...
Read moreXisbiga dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay, in Joe Biden uu yahay musharraxooda doorashada madaxtinmada Mareykanka ee dhici doonta 3-da bisha November. Xisbiga dimoquraadiga ayaa...
Read moreCulimaa’udiin ka tagey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyo guddiga xalka waara ee fatahaadaha gobolka Hiiraan ayaa maanta kormeeray goobaha laga cabsida qabo in uu fatahaado ka sameeyo webiga Shabeelle....
Read moreCiidamada ammaanka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qarax khasaaro geystay oo gelinkii dambe...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta hortegay golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo doorashooyinka. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho