Guddiga doorashooyinka Puntland oo doortay Guddoomiye kuxigeen
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Ceynaanshe Yuusuf Xuseen. Fadhi ay maanta yesheen Xubnaha Guddiga ayaa...
Read more