Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Dalalka Masar Iyo Norway
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen Soomaaliya, Mudane Maxamed Al-saciid Axmed...
Read more











