Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc dhismo oo laga fulin doono Isbitaalka Laasaleeti ee degmada Cabdicasiis, oo kamid...
Read moreGuddiga hirgelinta Doorashooyinka Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta billaabay diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa Sagaal kursi oo Golaha Shacabka ah. Sida ku cad Jadwalka, 20-ka illaa 22-ka bishan November 2021, ayaay...
Read moreWar-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Hay’adaha gargaarka Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda GargaarkaXukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ay aad ugu walaacsan yihiin xaaladaha Abaaraha ee dalka ka jira....
Read moreXoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken, ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed, inuu qaato mas’uuliyad waxa ka socda dalka, isla markaana uu soo afjaro rabshadaha ka socda...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug ayaa uu ku ammaanay sida geesinimada leh ee...
Read moreWada-tashiga oo socday muddo shan cisho ahaa ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedka Jubbaland, iyadoo ay ka qeyb-galeen Wasaraadaha iyo hay’adaha ay quseeyso...
Read moreMaxkamada darajada kowaad ee gobalka Mudug ee maamulka Puntland ayaa soo Afmeertay Dhageysiga dacwad loo heystay shan eedaysane oo dhalinyaro ah, taas oo aheyd kiisas la xariirta dhaca shacabka iyo...
Read moreBooliska Gobolka Banaadir oo howlgallo qorsheeysan maanta ka sameeyay deegaanka Siinka Dheer, ayaa Gacanta ku sooo dhigay walxaha qarxo, gaar ahaan Miinooyinka Dhulka lagu aaso, taas oo ay Dhagar-qabayaasha A-lshabaab...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho