Itoobiya oo beenisay eedeymo uu markale Maraykanka u soo jeediyay
Itoobiya ayaa gashaanka u daruurtay eedeyn kaga timid Mareykanka oo aheyd in markale ay ishortaagtay gargaar bani’aadanimo oo loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigray. Hay’adda...
Read more











