Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo lagu soo dhoweeyay Cadaado
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Alcadaala ) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Maamulka...
Read more











