Imaaraadka oo loo doortay xubin ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxay 179 cod ugu doorteen Imaaraadka Carabta xubin aan Joogto ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM ee sanadaha 2022-ka ilaa 2023-ka. Kulankii 75-aad ee Golaha...
Read more











