Dad ka qaxay colaadda Daarfuur oo gaaray Chad
Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in 1,860 qof oo ka qaxay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Daarfuur ee Suudaan in ay gareen dalka Chad. Mas’uul u hadlay Qarmada Midoobe...
Read moreQaramada Midoobe ayaa sheegtay in 1,860 qof oo ka qaxay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka Daarfuur ee Suudaan in ay gareen dalka Chad. Mas’uul u hadlay Qarmada Midoobe...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda Masar Saamix Shukri oo khadka taleefanka kula xiriiray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutierrez, ayaa ka codsaday in dib u eegid lagu sameeyo dacwadii Masar ay...
Read moreSafiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan. Bayaan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu yiri: “ Aniga oo ku hadlaya magaca Safaaradda...
Read moreSida laga soo xigtay warbaahinta Lubnaan iyo Israa’iil, Markab laga leeyahay Isra’iil ayaa lagu weeraray gacanka Beershiya gaar ahaan xeebta Imaaraadka Carabta. warbaahinta Lubnaan oo xiganeysa ilo aan la magacaabin...
Read moreMadaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha Maraykanka ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in 11-ka bisha Sagaalad...
Read moreDawladda Iiraan ayaa si rasmi ah ugu eedeysay Israa’iil in ay fulisay weerarkii lagu qaaday xarunta Nukliyeerka Natanz, iyaga oo sheegay in ay arrinkas ka falcelindoonaan. Telefishanka Qaranka Iiraan oo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil Cumar Geelle, oo markale dib loo doortay. ”...
Read moreDadka reer cadaado ayaa maanta iskugu soo baxay salaad Alle looga baryaayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo. Sedex maalin kahor ayay ahayd markii maamulka degmada Cadaado uu...
Read moreDawladda Itoobiya ayaa shaacisay in geedi socodka buuxinta labaad ee biyo xireenka Al-Nahda ee Wabiga Niil, uu ku dhici doono waqtigii loogu talagalay. Bayaan ay soo saartay Wasaaradda Waraabka Itoobiya,...
Read moreUgu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay, kadib markii ciidanka Myanmar ay Rasaas ku fureen mudaaharaadayaal kasoo horjeeday xukunka militariga ee dalkaasi qabsaday. Dad goob joogayaal ah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho