Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil Cumar Geelle, oo markale dib loo doortay.
โ Waa guulย xoojinaysa horumarka iyo xasilloonida gobolka, Waxaan ku kalsoonahay in aad dardargelin doonto horumarka iyo wax wada qabsiga dalalka gobolkaโ ayaa lagu yiri warqoraal ah oo lagu dabacay twitter Maxadweynaha.
Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay xilka madaxtinimo ee Dalka Jabuuti, isagoo helay codad gaaraya boqolkiiba 98, sida lagu baahiyay warbaahintaJabuuti.












