Dowladda federaalka Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii gudaha dalka.
Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in laga billaabo Axadda berrito ah la hakin doono dhamaan duullimaadyadii gudaha Dalka. Warqad kasoo baxday wasaaradda ayaa lagu sheegay...
Read more










