Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay danjire David Concar +Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya, David Concar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya. Safiirka xilli...
Read more











