Turkiga oo cambaaraysay qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho
War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga Soomaaliya ee Muqdisho. Dowladda Turkiga ayaa...
Read more