Maamulka Galmudug oo qaadaya Howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab.
Ciidanka Dawlad goboleedka Galmudug ayaa qaadaya howlgal ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab ee ku sugan deegaano kamid ah Galmudug. Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kahadlayey munaasabad...
Read more