8-da Bisha Maarso ee sanad walba Haweenka ku nool aduunyadu waxay soo bandhigaan guullaha ay gaareen iyo caqabadaha la oran karo way hor taagan yihiin. Munaasabad ballaaran oo soo qaban...
Read moreMarwada 1-aad ee Dalka Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso u dirtay Haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Marwo Saynab Cabdi Macallim...
Read moreMunaasabado lagu xausayo maalinta Haweenka Aduunka ee 8-Maarso ayaa maanta lagu wadaa iney ka dhacaan meelo badan oo ka mid ah Gobolada dalka oo ay ka mid tahay Caasimadda Soomaaliya...
Read moreIyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ee Haweenka, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay sannadahan dhow ka gaareen horumarka – gaar...
Read moreQaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe ayaa Xalay Laga Soo Sagootiyay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga. Safaaradda soomaaliya ee dalaka Turkiga oo gacan wayn kahelaysa Wasaaradda Caafimaadka ee...
Read moreIsaga oo marti ku ahaa barnaamijka Dood-furan oo toos uga baxayay Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Golaha shacabka si wax looga weydiiyo howlaha horyaala kalfadhiga...
Read moreQaraxii 28-October ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Naasa-hablood2 ayaa waxaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ka akdhawaa goobta qaraxu ka dhacay. Wariye Deeqo Cubeyd...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho